Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Shacabka Soomaaliyed ugu Baaqay inay ka shaqeyaan Horumarka Dalka in ay ka Faidaystan Fursadaha ay helayaan taaso Mar walba kor u qadaysa Kalmooyinka Caalamiga ah, waxaana uu sheegay in isku tashigu yahay Mid aad u Muhiimsan.
“aan iska ilowno is xamashada iyo fadhi ku dirirka iyo afkaarta haradiga ah aan Horay u socono”
Arrintan ayaa Muujinaysa in Xasan sheikh uu Markii u Horaysay Ogaday in Dadka Soomaaliyeed Badankiis ay isaga ku Mashquulsanyihiin.
Hoos ka dhagayso Codadkaas oo Dhamaystiran.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||
— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —








