Natiijada Doorashooyinka Madaxtinimada Kenya oo lagu Dhawaaqayo Jimcada Soo Socota Haddaba Maanta Maxaa Socday (Dhagayso)

Faarax March 6, 2013 0
Natiijada Doorashooyinka Madaxtinimada Kenya oo lagu Dhawaaqayo Jimcada Soo Socota Haddaba Maanta Maxaa Socday (Dhagayso)


Dorashooyinka Kenya oo Maraya Meel Xasasi ah ayaa lagu Dhawaqay Qaybo Kamid ah Tartamayaasha iyadoo Madaxtinimada Sarana la shaacin doono Maalinimada Jimacaha ee so aadan.

Caawa waxaa qaybo Badan oo Kamid ah Dalkaasi ka soconaya Damashaadyo la xiriira Madaxda Gobolada ee la doortay iyo Xubnaha Barlamanka Qaarkood.

Dadka ayaa Cabsi xoggan ka qaba Halka ay saldhigan doonto Natijooyinka Doorashada Madaxtinimada Kenya.

Dadka Qaar ayaa aad u dhalilaya Guddiga Doorashada oo wax badan ay ka qaldanyihiin taaso ay ugu weyntahay dhanka kala Hagista iyo Kontroolka Codadka, Wararka qaar aya sheegaya in Kooxo Hackers ah ay soo weerareen Computrada Codadka Halka Guddigana ay taas Beeninayan iyagoo sheegaya inay ka fogadeen Internet si loo soo weeraro.

Beesha Caalamka ayaa sheegtay Durbaba in Saansanta aysan Xumayn isla markana ay Rajeynayan in Guul ay ku dhamato Doorashooyinkaas.

Uhuru Kenyata oo ICC ay Dabada ku dhegantahay ayaa weli ku Horeeya Doorashada Madaxtinimo ee Dalkaas.

Haddaba Hoos ka Dhagayso Weriye Maxamed Xaaji Xasan oo Ka Tirsan Idacadda Afka dheer ee Daljir uga Soo Warama Nairobi oo Dib u ega Xaaladda ilaa Caawa.

kamakunji(2)

Raad Raac News Desk

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News oo ku Darso Face Book si aad u Hesho
Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —

Leave A Response »

 

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com