Puntland oo ka soo Horjeesatay in Cunaqabataynta Hubka laga qaado Soomaaliya (Dhagayso)

Faarax March 5, 2013 0
Puntland oo ka soo Horjeesatay in Cunaqabataynta Hubka laga qaado Soomaaliya (Dhagayso)


 

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay Kulan ay lahayeen Golaha Wasiirada Puntland oo Maalin nimadii shalay Baaqday ay Maanta oo Talaado ah ka soo sareen inay ka soo horjeedan in cunaqabataynta Hubka laga qaado Soomaaliya.

“Xiligaan Hub ku filan Soomaaliya wuu yaala Dalka looma Bahna Hub ee waxaa loo Bahanyahay Hub ka dhigis ka Hirgasha Dalka waa in laga fogaada taas oo Keeni Karto fodwo Hor leh” ayuu yirir Dirir.

Wasiirka Warfaafinta waxaa kaloo uu sheegay in Dowladda Federalka ay Diidantahay ku dhaqanka Dastuurka Federalka ee lagu soo Doortay.

Kulanka Maanta ee Golaha Wasiirada ayaa sidoo kale looga Hadlay arrimo ay Kamid yihiin Xaaladaha Caafimad ee Xoolaha Puntland, u Tababushaysi la tacalidda abaaraha ka dhalan Kara Dalka Mustaqbalka.

Arrimahas iyo arrimo kale oo Wasiirka ku dheeraday kuna Saabsan Federalka iyo Nidaamka Maamul u samaynta Gobalada Dalka hoos ka dhagayso

Raad Raac News Desk Garoowe

|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

— Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com —






Leave A Response »

 

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
HTML Snippets Powered By : XYZScripts.com