Markii ugu Horaysay oo Garoowe laga Bilaabay Diyaarad Dulimaad u kala Samayn Doonta Nairobi -Garoowe iyo Gaalkacyo

Faarax July 31, 2013 6
Markii ugu Horaysay oo Garoowe laga Bilaabay Diyaarad Dulimaad u kala Samayn Doonta Nairobi -Garoowe iyo Gaalkacyo

 

FREEDOM AIR EXPRESS

Markii ugu Horaysay Magaalada garoowe waxaa laga Hirgeliyay Diyaarad Toos ah oo Todobadkii Samayn Doonta Dulimaadyo Garoowe Iyo Nairobi iyo Gaalkacyo iyo Nairobi Taaso Dulimaadkeedii ugu horeeyo u Bilowday 14-kii Augst ee 2013 oo ahayd Maalin Arbaco ah.

Socdaalkan Hawada ee Dulimadyada Diyaradaha sida Gaarka ah loo leeyahay  ee Nairobi Garoowe waa Markii ugu Horaysay ay hirgalaan waxaana Tani ay wax badan ka bedeli Doonta Socdaalka Nairobi iyo Garoowe iyo guud ahaan Puntland oo Dadka ay ka Sheegan jireen Isla Markaana Dhibaato badan ay kala Kulmi Jireen, iyagoo meelo badan ka soo wareega.

Dadka Qurba Joogta iyo Dadka Danaha ka leh Kenya ayaa Caqabad Socdaal kala Kulmi jiray kuwaaso qaybtood ay ku kalifi jirtay inay Meelo fog ka soo wareegan ama Diyarado badan u soo Raacan Garoowe ama Gaalkacyo Dad baaba Socdaal dhanka Dhulka ku imaan jiray Garoowe iyagoo qurbaha ka soo duulay Magaalooyin kalana ku soo dagay kaddib markii ay wayeen dulimaad Garoowe ama Gaalkacyo Toos u yimada oo Nairobi ka soo baxa.

Haddaba Maclumaadka Diyaradan Cusub ee FREEDOM AIR oo Dad badan ay soo dhoweynayaan Hoos ka Daalaco.

freedom Air Commercial






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

6 Comments »

  1. Johnf67 October 19, 2017 at 10:28 am -

    whoah this blog is excellent i really like reading your articles. Stay up the good work! You already know, many persons are looking around for this info, you could help them greatly. kcdddkgkkdcd

  2. Elvia November 13, 2017 at 10:46 pm -

    Thanks for one’s marvelous posting! I quite enjoyed reading it, you happen to be a great author.I will be sure to bookmark your blog and will come back in the foreseeable future. I want to encourage you continue your great job, have a nice day!

  3. karaj November 16, 2017 at 3:43 pm -

    I was curious if you ever considered changing the structure of your website? Its very well written; I love what youve got to say. But maybe you could a little more in the way of content so people could connect with it better. Youve got an awful lot of text for only having one or 2 images. Maybe you could space it out better?

  4. Arvind Pandit Kansas November 17, 2017 at 3:33 am -

    I’m truly enjoying the design of your blog. Do you ever face any browser compatibility issues? A number of my website readers have lamented regarding my Arvind Pandit website not operating properly in Internet Explorer though looks very good in Safari. Do you have any kind of advice to help fix the matter?

  5. getapk apk November 18, 2017 at 9:38 am -

    It was wonderful to read this info and I think you are absolutely right. Tell me if perhaps you are considering get app apk, this is my main competence. I’m hoping to hear from you in the near future, be careful!

  6. kik online login November 18, 2017 at 9:45 pm -

    You’re absolutely correct, I would really like to know new info on that issue! I am also interested in kik messenger as I consider it truly is very cool in these days. Thanks.

Leave A Response »