Ciyaaryahanka ugu wanaagsan qaarada Yurub 2014-15. ayaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay waxaana abaalmarintan ku guulaystay Lionel Messi.

Abaalmarintan ayaa waxaa isugu soo haray saddexda xiddig ee  kala ah, Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Luis Suarez oo dhamaantood ka ciyaara horyaalka La Liga dalka Spain,  balse waxaa abaal marintan ku guulaystay Lionel Messi.