Daawo: Dr. Bilaal Philips oo Lecture ka jeediyey jaamacada Bariga Africa Bosaso

Bosaso Office November 9, 2015 Comments Off on Daawo: Dr. Bilaal Philips oo Lecture ka jeediyey jaamacada Bariga Africa Bosaso
Daawo: Dr. Bilaal Philips oo Lecture ka jeediyey jaamacada Bariga Africa Bosaso




Dr. Bilal Philips oo ah Caalim siweyn looga yaaqan dunida Islaamka, islamarkaasina ku caanbaxay sidii dadka loo bari lahaa diinta Islaamka ayaa booqasho ku jooga magaalada Boosaso.

Caalimkan oo marti u ah Jaamacada Bariga africa faraceeda magaalada Boosaso, ayaa Lecture la xiriira dowrka ardayda muslimka ah ujeediyey boqolaal kamid ah ardayda wax kabarta jaamacada.

Hoos ka Daawo:






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.