Daawo:Warbixn Kusaabsan Xaafadda Halgan Oo Kamidda Xaafaddaha Magaaladda Garoowe.

Faarax December 21, 2015 Comments Off on Daawo:Warbixn Kusaabsan Xaafadda Halgan Oo Kamidda Xaafaddaha Magaaladda Garoowe.
Daawo:Warbixn Kusaabsan Xaafadda Halgan Oo Kamidda Xaafaddaha Magaaladda Garoowe.




Raadraac{Garoowe}-Xaafada Halgan ee Magaalada Garoowe waxay ka mid tahay xaafadihii ugu danbeeyaya ee ku soo Biiray xaafadaha kala duwan ee dagmada Garoowe Waana xaafada dhacda dhanka koonfur Galbeed ee magaalada .
Hadaba si aan wax badan uga ogaano habka shaqada ee xaafada ,ka qayb qaadashada Barnaamijyada lagu Horumarinayo Magaalada iyo waxyaabihii u qabsoomay tan iyo Aasaaskeedii waxay war baahinta raadraac waraysi Gaar ah la yeelatay wax badana nooga Xog waramay Guddoomiyaha Xaafadaasi Maxamed Cabdi Dhoodi.
Guddoomiyaha Xaafada halgan Garoowe Maxamed Cabdi Dhoodi ayaa sheegay in Bulshada dagan xaafada halgan ay tahay Bulsho isku duuban isku kalsoon ayna ku badanyihiin dhallinyarada aqoonyahanka ahi taasi oo sababtay in hogaanka xaafada ay qabtaab dhallinyarada xaafadu.

Raadraacnews.com

Garoowe.






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.