DAAWO WAREYSI HORDHAC AH: Madaxweyne Gaas oo ka jawaabaya Su’aallo Adag.

Faarax January 2, 2016 Comments Off on DAAWO WAREYSI HORDHAC AH: Madaxweyne Gaas oo ka jawaabaya Su’aallo Adag.
DAAWO WAREYSI HORDHAC AH: Madaxweyne Gaas oo ka jawaabaya Su’aallo Adag.


Raadraac{Garoowe}- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Abdiwali Maxamed Ali Gaas ayaa ka jawaabay markii ugu horeysay su’aalo la xariira sida iyo qaabka loo maareynayo hadii doorashada Soomaaliya lagu saleeyo Nidaamka deegaanka oo ay rabto dawladda Puntland iyo xulufadeedu.

 

Wareysigan oo uu bixiyey Madaxweyne Gaas jimcihii shalay ayaa diirada badankiisa lagu saaray arrimaha Doorashada laga filayo Soomaaliya, siiba dhinaca Deegaanka qaabka loo raacayo iyo waxyaabaha ay Puntland doonayso in looga gudbo Hanaanka Qabyaaladeed ee Halbeega 4.5, oo ay guud ahaanba u aragto wax an marnaba la jaan qaadi karin xiligan Siyaasada Soomaaliya.

waa qayb kooban oo ka mid ah su’aalo uu madaxwayne Gaas waydiinayo wariye Jaamac deberaani ahdaba Daawo xogtan kooban.

 

HALKAN KA DAAWO.

Raadraacnews.com

Garoowe.






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.