Maamulka Hirshabelle oo ka hadlay Guusha Jawaari.

Moos Bukeeni January 11, 2017 Comments Off on Maamulka Hirshabelle oo ka hadlay Guusha Jawaari.
Maamulka Hirshabelle oo ka hadlay Guusha Jawaari.


Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosob ayaa ka hadlay Aragtida uu maamulkaasi ka qabo Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Somalia Mudane,Maxamed Shiekh Cosmaan Jawaari.

Madaxweynaha Maamulka wuxuu sheegay in Gudoomiyaha baarlamaanka Somalia Mudane Maxamed Shiekh Osmaan Jawaari xilkan dib loogu doortay uu yahay mid culus loona baahan yahay in lala garab galo.

Madaxweynaha oo ku hadlayay Magaca Maamulka Hirshabelle wuxuu sheegay inuu aad usoo dhaweynayay DOorashada Gudoonka Golaha shacabka Somalia ay wada saxda u horseeden umada Somaliyed.

 






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.