Madaxweyne Guuleed oo deg deg dib ugu laabtay Cadaado

Moos Bukeeni January 11, 2017 Comments Off on Madaxweyne Guuleed oo deg deg dib ugu laabtay Cadaado
Madaxweyne Guuleed oo deg deg dib ugu laabtay Cadaado

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meelgaarka Maamulka Gal-mudug ayaa sheegayain halkaasi uu Gaaray Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Wefdiga Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug waxaa socdaalkiisa ku wehlinaya xubno ka tirsan Maamulkaasi oo beryahan kula sugnaa Magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah xubnaha Masuuliyiinta Maamulkaasi ayaa Garoonka Diyaaraha Magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulkaasi iyadoo soo dhaweyntan la sheegay in ay tahay mid hore loogu soo dhaweyn gudaha Magaalada.

Socdaalka Madaxweynaha ee Gudaha Magalada Cadaado ayaa ku soo beegmeysa iyadoo shalay Xubnaha golaha Baarlamaanka Gal-Mudug ay Mooshin ka keeneen Madaxweynaha iy






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.