Ceeb iyo caano baqay dushooda ha ahaato madaxda carabta oo aan wax dan iyo xurmo ah aan u hayn bulshada Somaliyeed

Faarax February 22, 2017 Comments Off on Ceeb iyo caano baqay dushooda ha ahaato madaxda carabta oo aan wax dan iyo xurmo ah aan u hayn bulshada Somaliyeed
Ceeb iyo caano baqay dushooda ha ahaato madaxda carabta oo aan wax dan iyo xurmo ah aan u hayn bulshada Somaliyeed




Xafladda caleema saarka Madax-wayne Maxamed Cabdullahi Farmaajo 22-02-2017 Mogadishu waxaa laga dheehankara muuqaalo siyaasadeed oo badan.

Waxana ugu muhiimsan Madax-wayne Farmaajo oo sheegay halka uu diiradda saarayo sida:. Amniga, caddaaladda, dib u heshiisiinta, dhisidda ciidamo qaran, qorshaha AMISOM, siyaasadda arrimaha dabadda iyo wadamada Dariska ah.

Waxaa xafladda laga dheehankarey inta waddamada Carabtu u jiraan umadda Somalia, ku waas oo dhammaantood aan wax xurmo, rabitaan iyo saaxiibtinimo siyaasadeed midna aan u muujin Somalia. Mana jirin waddan Carbeed oo maqaam wanaagsan uga soo qayb galay xafladda ama yeelay codsigii Somalia marka laga reebo Masar oo wasiir ku xigayn soo dirtay taasoo ceeb ku ah baratikoolka iyo diblomaasiyadda siyaasadda.

Ceeb iyo caano baqay dushooda ha ahaato madaxda carabta oo aan wax dan iyo xurmo ah aan u hayn bulshada Somaliyeed iyo shacabka wadamadooda midna.

Qallinkii Mohamed Abdiwahab.






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.