Daawo: Ninkii Arooska ahaa ee Malxiisadda Ragga looga soo dhigay Hargaisa oo afka furtay

Faarax February 28, 2017 Comments Off on Daawo: Ninkii Arooska ahaa ee Malxiisadda Ragga looga soo dhigay Hargaisa oo afka furtay
Daawo: Ninkii Arooska ahaa ee Malxiisadda Ragga looga soo dhigay Hargaisa oo afka furtay


Nin ku aroostay Hargaisa ayaa Nin rag ah sida Dumarka loogu soo labisay muddo ka badan 20 cisho Malxiisad u ahayd ayaa maanta afka furtay kana hadlay sidii ay wax u dhaceen.

arrintaan oo aad loo hadal hayay isla markana qabsatay baraha bulshada ayaa ka dhacday hargaisa.

 

 






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.