Koonfur Galbeed: Dhageyso Wasiir xil laga qaaday oo sheegay in aysan jirin cid Xil Dastuuri hayso

Faarax February 17, 2017 Comments Off on Koonfur Galbeed: Dhageyso Wasiir xil laga qaaday oo sheegay in aysan jirin cid Xil Dastuuri hayso
Koonfur Galbeed: Dhageyso Wasiir xil laga qaaday oo sheegay in aysan jirin cid Xil Dastuuri hayso

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Axmed Maxamed (Macalin Barre) oo Muqdisho ku sugan ayaa sheegay in uusan jirin xil isaga ama Shariif Xasan uu haayo.

Sidoo kale waxa uu sheegay in aysan jirin wax Gole Wasiiro ah oo Koonfur Galbeed ka jira in aysan jirin, maadaama uu sheegay halkaasi in ay ku sugan yihiin dad gaar ah oo dano siysaasadeed leh.

Hoos ka Dhageyso







|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.