Madaxweynaha Puntland oo Itoobiya gaaray Maanta. XOG

Faarax February 17, 2017 Comments Off on Madaxweynaha Puntland oo Itoobiya gaaray Maanta. XOG
Madaxweynaha Puntland oo Itoobiya gaaray Maanta. XOG

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Pl C.weli Gaas uu gaaray Addis Ababa isagoo ka tagay Dubai oo uu ilaa shalay ku sugnaa.

Socdaalka itoobiya ayaa la xiriira casumaad uu ka helay itoobiya lama oga sababaha soo dedejiyay socdaalkiisa itoobiya laakin warar hoose ayaa sheegaya in ay ka wada hadlayan Isbedelka cusub ee ay gashay Siyaasadda Soomaaliya oo la aminsanyhy in Madxweynaha PL uusan ku qanacsanayn in Farmaajo loo doorto Madaxtinimada Soomaaliya.

Itoobiya oo horay u diidanayd Isbedel ka duwan kan ay daneynayso ayaa wado qorshayaal kale oo la isaga horkeenayo Maamulada Dalka iyo Dowladda Cusub ee uu hoggamiyo Farmaajo wuxuna ku soo adaya socdaalka Gaas xili la sheegayo in itoobiya ay soo gelisay qaybo kamid ah dalka hub wixi ka dambeyay Doorashadii Farmaajo.

Madaxweynaha PL Dr Cabdiweli Gaas ayaa socdaal aan horay loo qorshayn isla markaana qarsoodi ah ku tagay Imaaradka todobaadlan.

Dubai ayuu u tagay dacwooyin ka dhan ah isaga oo Shirkado heshiis horay uu u la galay balse uu uga baxay iyo shirkado kale oo uu dhaqaalo bidayay ayna ku balansanayeen Dubai.

 






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.