Madaxweyne Farmaajo oo joojiyay Kharashaadka si aan Hantida loo boobin

Faarax February 12, 2017 Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo joojiyay Kharashaadka si aan Hantida loo boobin
Madaxweyne Farmaajo oo joojiyay Kharashaadka si aan Hantida loo boobin




Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Cusub ee Dowladda Federalka Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa lagu joojiyay Kharaashadka ka baxaya dhanka Bankiyada si KMG ah.

Dikreetadii ugu horaysay ee Madaxweynaha Cusub uu soo saaro ayaa looga gol leeyahay in lagu xakameeyo surtagalnimada in uu yimaado in lala baxo lacagaha ku jira Khasnadaha dowladda.

go’aanka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in lagu hakiyay bixinta Kharashaadka wakhtiga kala guurka oo labada Mas’ul ay ku kala wareegayan xilka iyo Xafiiska.

 






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.