Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Shiekh kula kulmay Madaxtooyada Muqdisho.

Moos Bukeeni February 15, 2017 Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Shiekh kula kulmay Madaxtooyada Muqdisho.
Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Shiekh kula kulmay Madaxtooyada Muqdisho.




Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan qado ah kula qaatay madaxwaynihii hore mudane Xassan Shiikh Maxamuud iyo Afhayeenka Baarlamaanka Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari.

Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah xildhibaanada labada Aqal ee Dowlada Somalia kuwaasi oo dhankooda lagu marti qaaday kulanka qada sharafta ah ee Madaxweyne Xasan Shiekh uu u sameeyay Madaxweynaha Somalia,

Sidoo kale kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid laysugu xog wareysanayay qaba qaabada Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo.






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.