(Sawiro)- Cali Khaliif Galeydh oo wadahadal kula jira Somaliland oo lagu soo dhaweyay Lascanood.

Moos Bukeeni February 16, 2017 Comments Off on (Sawiro)- Cali Khaliif Galeydh oo wadahadal kula jira Somaliland oo lagu soo dhaweyay Lascanood.
(Sawiro)- Cali Khaliif Galeydh oo wadahadal kula jira Somaliland oo lagu soo dhaweyay Lascanood.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobalka SOol waxaa maanta ka dagay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo ay wehlinayaan siyaasiin ka soo jeeda Somaliland.

Garoonka waxaa Madaxweynaya ku soo dhaweeyay Qeybaha kale duwan oo ay ka kooban yihiin shacabka ku dhaqan Magaaladaasi iyadoo Amniga magaladana aad loo adkeeyay.

Wefiga Madaxweynaha Maamulka Khaatumo waxay ka soo amba baxeen Magaalada Jabuuti halkasi oo mudooyinkan ay ku wada hadlayeen Somaliland iyo Khaatumo.

Madaxweynaha ayaa markii uu la hadlay saxaafada aan gudaha usoo gelin magaalada laascaanood,wuxuuna u anbabaxay magaalada widhwidh.






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.