Ciidamada Puntland oo kaabiya ku haya Degaan ay la Wareegeen Kooxda Daacish.

Moos Bukeeni April 18, 2017 Comments Off on Ciidamada Puntland oo kaabiya ku haya Degaan ay la Wareegeen Kooxda Daacish.
Ciidamada Puntland oo kaabiya ku haya Degaan ay la Wareegeen Kooxda Daacish.


Ciidamada Difaaca Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhow yihin oo ay kaabiga ku hayaan degaano lagu Magaacabo saan oo ay shalay qabsadeen Maleeshiyadda Kooxda Daacish.

Saraakiisha hogaamineysa Ciidankaasi ayaa warbaahinta u sheegay in ay saacadaha soo socda war cad ka keeni doonaan Maleeshiyadda Kooxda Daacish ee Degaankaasi ku sugan.

Dadka degaanada ku dhow dhow goobta ay ku sugan yihiin Maleeshiyadda Kooxda Daacish ayaa shegayay in ay arkeen ciidamada oo aad u hubeysan kuna wajahan degaanka Saan oo ay Daacish ku sugan tahay.

Ma jiro Wax war ah oo ka soo baxya dhinacva Saraakiisha ciidamada oo sheegaya in ay jiraan Qorshe Dagaan oo ay ugu talageen in ay ku qabsadaan Degaankaasi Madama Mudo saacado badan ay maleeshiyadda Degaanka ku sugan tahay.

Hase ahaatee Dhammaadka Sanadkii hore ayay ahayd Markii Ciidamo tira badan oo Maleeshiyadda Kooxda Daacish la wareegeen Degmada Qandala ee Gobalka Bari balse Markii Dambe ay ciidanka Difaaca ka Saareen.






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.