(Dhageyso) Puntland oo go’aano ka soo saartay Urur diimeedka Alsaadicuun Bin Xaq.

Moos Bukeeni April 15, 2017 Comments Off on (Dhageyso) Puntland oo go’aano ka soo saartay Urur diimeedka Alsaadicuun Bin Xaq.
(Dhageyso) Puntland oo go’aano ka soo saartay Urur diimeedka Alsaadicuun Bin Xaq.

Kulan deg deg ah oo ay Maanta Magaalada Garowe ee Xarunta Puntland isugu yimaadeen Xubnaha Sarakiisha Laamaha amniga Dowladda ayaa waxay kaga hadleen Go’aanada ay puntland ka taagan tahay Urur diimeedka Saadicuun Bil Xaq.

Shirkan ayaa waxaa uu ka qabsoomay Xarunta Maamulka Gobalka Nugaal ee Magaalada Garowe iyadoo xubnaha ku jiray ay ka mid ahaayeen dhammaanba Laamaha Amniga Dowlada iyo Saraakiisha la dagaalanka Argagixisadda.

Muhiimada ugu weyn ee shirkan loo qabtay ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlayay sidii loola dagaalami lahaa xubnaha Ururkaaasi ka mid ah oo ku sugan Degaanada Puntland.

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa Warbaahinta u aqriyay Qodobaddii ugu muhiimsannaa oo ay ka soo saareen shirkii ay Maanta ku qabteen Mgaalada Garowe,

 







|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.