(Dhageyso) Beesha Gumasoor oo si kulul u dhaliishay Saami qeybsiga Puntland.

Moos Bukeeni May 17, 2017 Comments Off on (Dhageyso) Beesha Gumasoor oo si kulul u dhaliishay Saami qeybsiga Puntland.
(Dhageyso) Beesha Gumasoor oo si kulul u dhaliishay Saami qeybsiga Puntland.




Beesha Gumasoor oo ka mid ah Beelaha Puntland ayaa maalihii la soo dhaafay waxaa kulan wada tashi ah oo ku aadan Xubno  kordhinta Barlanka Puntaland uu uga socday Magalda Garoowaee

kulankan waxaa ka soo qayb Galay Sulsdaanka beesha Nabdoono Culimo Siyaasiyiin  Aqoon yahano iyo dhalinayro waxan kulankaasi markii uu soo afmeermay ay ka soo saareen war saxaafadeed ku socda madawaynaha iyo golaha barlanka Puntaland

Warsaxafdeedkan ay soo saareen wax garadka Beesha Gumasoor ayaa war baahinta la wadagay dr cabdi risaaq shiikh axmed daahir

dhanka anadoonada beesha ayaa waxaa u hadlay Nabdoon Xirsi xasan maxamed iyo max,auud xasan cali waxana ay madax waynha iyo barlanka ka codsadeen in loo baahan yahay raacida xaqa ayoo beesha gumasoor aysan xildhibaan kulahayn barlanaka

Suldaanka Beesha Gumasoor suldaan C/laahi axmed Nuur ayaa ka halay kor dhinta barlanka iyo in puntland ubahan tahay ndaamka xisbiyada si humar loo gaaro

Beesha gumasoor waxa ay ka mid yihiin beelaha Puntaland waxana ay wax ka soo dhiseen asaaskii Puntland hadan barlanka puntland xubin kumalahan waana talabada keentay in ka adlaan xili la sheegay in xubno cusub lagu daridoono barlanka puntaland







|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.