Nin Sixiroole ah oo lagu qabtay Boosaaso

Moos Bukeeni May 8, 2017 Comments Off on Nin Sixiroole ah oo lagu qabtay Boosaaso
Nin Sixiroole ah oo lagu qabtay Boosaaso


Sida laga soo Xigtay Taliska Saldhiga Bartamaha ee Magaaladda Bosaso, Laamaha amaanka ayaa Gacanta ku soo dhigay laba Nin oo La sheegay iney Dadka sixri Jireen.

Maxamed Cismaan Yusuf oo la sheegay inuu Ahaa ninka Dadka Sixri Jiray ayaa Howshan ku Guda Jiray ilaa 1992, Wuxuuna Howshan ku guda Jiray ilaa 25 Sano.

Ragan oo Hadda Ku xiran Saldhiga Boosaso Ayaa dhawaan la Rajeenaya iney Maxkamad ka soo Hor Muuqdaan






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.