(Sawiro) Lix Nin iyo Qof Dumar ah oo lagu soo qabtay Qamri ay ku sameynayeen Garowe.

Moos Bukeeni May 29, 2017 Comments Off on (Sawiro) Lix Nin iyo Qof Dumar ah oo lagu soo qabtay Qamri ay ku sameynayeen Garowe.
(Sawiro) Lix Nin iyo Qof Dumar ah oo lagu soo qabtay Qamri ay ku sameynayeen Garowe.

Howlgal ay sameeyeen Ciidamadda Amniga Gobalka Nugaal ayaa waxay ku soo qab qabteen Lix Nin iyo qof Dumar ah kuwaasi oo la shegay in ay qamri sameynayeen.

Dadkan la soo qabtay Ayaa Qamriga waxay ku farsameynayeen Guri ku yaala Magaaladda Garoe halkaasi oo ay Ciidmaddu ugu tageen ka didbna ay gacanta ku soo dhigeen.

Taliyaha Saldhiga Dhexe Magaaladda Garowe Dhamme Muuse Bille Xuseen Fardafuul ayaa Warbaahinta kula hadlay Xarunta Taliska Qeybta Garowe waxaana uu sheegay in Qamriga ay gacanta ku soo dhigeen iyadoo la karinayay.

Saraakiisha Ciidanka Boliiska Gobalka Nugaal ayaa shacabka Magaaladda Garowe uga digay in ay soo dhaweystaan Dad Caadeystayaasha ah kuwaasi oo la sheegay in ay Baneysteen in Maandooriyaha ay ka ganacsadaan.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.