CIIDANKA PUNTLAND OO FASHILIYAY QARAX LASOO DHIGAY GOOB AY DADKA MAGAALADA BOSASO KU BADAN YIHIIN..

Somalia October 19, 2017 Comments Off on CIIDANKA PUNTLAND OO FASHILIYAY QARAX LASOO DHIGAY GOOB AY DADKA MAGAALADA BOSASO KU BADAN YIHIIN..
CIIDANKA PUNTLAND OO FASHILIYAY QARAX LASOO DHIGAY GOOB AY DADKA MAGAALADA BOSASO KU BADAN YIHIIN..
Wararka ka imanaya magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya inay fashiliyeen goor-dhawayd ciidamada Amaanka PUNTLAND  qarax   lasoo dhigay suuqa ugu weyn magaalada Bosaaso gaar ahaan Isgoyska Caanaha sida ay  xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan laamaha amniga .
 
Nooca qaraxa ayaa la aminsan yahay  inuu ahaa qarax weyn oo hadda ka hor ciidamada Amaanku ku qabteen Kantaroolka magaalada Bosaso.
 
Ciidamada ayaa weli ku hareersan goobta qaraxa lasoo dhigay, waxaana laga fogeeyay dhamaan dadkii ka agdhawaa, Iyadoona lagu hawlan yahay sidii loogu guulaysan lahaa.
 
Kala soco wixii war ah ee ku soo kordha Raadraacnews.






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.