Daawo: Da’daal gaari doontide

Somalia October 30, 2017 Comments Off on Daawo: Da’daal gaari doontide
Daawo: Da’daal gaari doontide

Waa Filim soo bandhigaya Hanka & Hiigsiga Mustaqbalka Aniso Cabdicasiis Xasan.
Hadafka uu qof leeyahay waa guul Qaar badan Dadka inta badan yaraantooda ku dhasha waa fursada ayay kaga fiicnaan karaan kuwa hiigsiga lahayn.

Dunidan Qof kasta hami ayuu leeyahay Guusha iyo Guuldaraduna Waa Joogta sidaasna taxanaha Nolasha dunidani ayaaba ku dhisan.

Hoos ka daawo Muuqaal cajiib ah oo mudo laga diyaarinayay Aniso.






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.