Daawo Muuqaal: Is qab qabsiga Soomaalida waxaa keenay Heshiis la’aan, mana jirto wax lagu heshiyay, Puntland Awoodeeda….

Somalia October 25, 2017 Comments Off on Daawo Muuqaal: Is qab qabsiga Soomaalida waxaa keenay Heshiis la’aan, mana jirto wax lagu heshiyay, Puntland Awoodeeda….
Daawo Muuqaal: Is qab qabsiga Soomaalida waxaa keenay Heshiis la’aan, mana jirto wax lagu heshiyay, Puntland Awoodeeda….

“Is qab qabsiga Soomaalida waxaa keenay Heshiis la’aan, mana jirto wax lagu heshiyay, Puntland waxaa ka go’an inta soomaali ka heshiinaysa in ay isticmaali doonto awoodeeda” Erayadaasi iyo kuwa kale waxaa yiri Wasiirka qeyraadka Bada ee Puntland Mudane Abdirashiid mar uu ka hadlayay Xaflad lagu hormarinayay Kaluumeysiga Dalka.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.