Daawo Sawiro:Waa kuma ciyaaryahanka sida aadka ah u dhiig baxay kulamadii kooxaha yurub ?

Somalia October 21, 2017 Comments Off on Daawo Sawiro:Waa kuma ciyaaryahanka sida aadka ah u dhiig baxay kulamadii kooxaha yurub ?
Daawo Sawiro:Waa kuma ciyaaryahanka sida aadka ah u dhiig baxay kulamadii  kooxaha yurub ?

Mid ka mid ah Cayaartoydii Todobaadkaan dheeshey koobabka kala duwan ee qaarada yurub ayaa waxaa soo gaaray dhaawac aad u daran oo dhanka madaxa ah waxaana ka baxay dhiig aad u fara badan.

Cayaarayaahnkaan ayaa lagu Magacaabaa Domagoj Vida Waxa uu u dheelaa naadiga Caanka ah ee Dynamo Kiev Waxaa dhaawac kasoo gaaray Madaxa kulankii ay ladheeleen Naadiga Young Boys kulankaas oo ku tirsanaa koobka UEFA Europa League.

Domagoj Vida oo ah Cayaaryahan u dhashay dalka Croatia Waxa uuna ka dheelaa Horyaalka Ukrainian league iyada oo dhaawaca Madaxa ah ee soo gaaray loo badalay markii lacelin waayey dhiig aad u fara badan oo ka baxayey Markii ay madaxa isku dhufsadeen  Moumi Ngamaleu  oo u dheelayey kooxda Young Boys kadibna waxaa la dhigay isbitaal lagu daweeyey.






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.