Daawo sida maanta Garowe loogu soo dhaweeyay wafti ka socday Dowladda Federalka & waftiga ka socda Maamulada qeybta ka ah dowladda Federalka Soomaaliya.

Somalia October 23, 2017 Comments Off on Daawo sida maanta Garowe loogu soo dhaweeyay wafti ka socday Dowladda Federalka & waftiga ka socda Maamulada qeybta ka ah dowladda Federalka Soomaaliya.
Daawo sida maanta Garowe loogu soo dhaweeyay wafti ka socday Dowladda Federalka & waftiga ka socda Maamulada qeybta ka ah dowladda Federalka Soomaaliya.

Socdaalka wasiir ku xigeenka wasaarada Kaluumaysiga Dowlada federalka Somalia Iyo waftiga ka socda Maamulada qaybta ka ah dowlada  Federalka Somalia ayaa waxay soo gaaren Caasimada Puntland ee Garowe, waxaana Garoonka diyaaradaha Kanooko ku soo dhaweeeyey Masuuliyiin ka tirsan xukuumada Pl oo uu ka mid ahaa wasiirka kaluumysiga khayraadka bada Puntland.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL.






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.