Dhageyso Salaad Cali Jeelle: Qaraxa markii aan maqlay waxaan aaday qolkeyga si aan qorigeyga u soo baxsado

Somalia October 29, 2017 Comments Off on Dhageyso Salaad Cali Jeelle: Qaraxa markii aan maqlay waxaan aaday qolkeyga si aan qorigeyga u soo baxsado
Dhageyso Salaad Cali Jeelle: Qaraxa markii aan maqlay waxaan aaday qolkeyga si aan qorigeyga u soo baxsado

Mudane Jeelle ayaa sheegay in markii uu qaraxa dhacayay isaga iyo koox ay saaxiibbo yihiin ay Hoteelka gudihiisa shaah ku cabayeen. Wuxuuna xusay in weerarkan uu ahaa mid aad khatar u ahaa.

“Qaraxa markii aan maqlay waxaan aaday qolkeyga si aan qorigeyga u soo baxsado, balse iyagaa iiga hor-maray waana iska soo laabtay,” ayuu yiri Salaad Cali Jeelle.

Sidoo kale, Wuxuu sheegay in daqiiqado kaddib Qaraxii koowaad uu arkay laba dabley ah oo ka tirsan Ururka Al-shabaab oo kor u fuulayo Hoteelka, isla markaana uu awoodi waayay inuu gaaro qolkiisa…

Hoos ka dhageyso faahfaahinta arintaa.


 






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.