Hambalyo Tahniyad Dhalasho Farxad leh

Somalia October 31, 2017 Comments Off on Hambalyo Tahniyad Dhalasho Farxad leh
Hambalyo Tahniyad Dhalasho Farxad leh

Hambalyo Tahniyad Dhalasho Farxad leh

Waxan Halkaan Hambalyo dhalaasho ah loodirayaa Abdinaasir Mohamed Ali ( Buraale kabayare) & Shaadiyo loobaan isxaaq oo Galabt Wiil ugu dhashay magaalada Garowe Waxaynu leenahay wiilkaasi Noqo Kii Dalkiisa, Diintiisa Iyo Weliba Dadkiisa Anfaca, Soona Barbaar
Noqo wiil ayaan badan,
karti iyo awood badan,

Sida aabihiisa oo kale
kii addeeca waynaha,

Waalidkiyo dadkiisaba,
EEBE kaa dhig walad khayr.

Waxaa si gaar ah Hambalyadan u diraya dhamaan Bahda Hay’adda PDRC meel walba oo ay aduunka ka jogaan & dhamaan howlwadeenada Raadraacnews






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.