Madaxweyne Gaas oo shaqo joojin ku sameyay Taliyihii ciidanka Booliska puntland

Somalia October 23, 2017 Comments Off on Madaxweyne Gaas oo shaqo joojin ku sameyay Taliyihii ciidanka Booliska puntland
Madaxweyne Gaas oo shaqo joojin ku sameyay Taliyihii ciidanka Booliska puntland

Madaxweyne C/wali Gaas oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Taliyaha Booliska Puntland

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cal iGaas, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr. 127 October 22 2017, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Markuuarkay:- Dastuurka dawladda Puntland.
Markuu Tixgeliyey:- Aqoontiisa Iyo Khibradiisa Shaqo
Markuu Qiimeeyey:-Talo soojeedinta Wasiirka Amniga Iyo DDR ee Dawladda Puntland

Wuxuu Xeeriyey:-

  1. Waxaa G/Sare Cabdullaahi Shire Dool si kumeel gaar ah loogu magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.
    Xeerkani wuxuu dhaqan-gelayaa markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

DHAMMAAD






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.