WAR DEG DEG AH:GUDDIGA DOORASHOOYINKA KENYA OO SHAACIYEY NATIIJADII DOORASHADA.

Somalia October 30, 2017 Comments Off on WAR DEG DEG AH:GUDDIGA DOORASHOOYINKA KENYA OO SHAACIYEY NATIIJADII DOORASHADA.
WAR DEG DEG AH:GUDDIGA DOORASHOOYINKA KENYA OO SHAACIYEY NATIIJADII DOORASHADA.

Uhuro Kenyatta ayaa mar kale ku guulaystay doorashadii ku celiska ahayd ee Khamiistii dalkaasi laga qabtay,wuxuuna helay in ka badan 98%(boqolkiiba sagaashan iyo sideed).

Goor dhow filo warkaas oo dhamaystiran






|| Soo Booqo Mar Walba Raad Raac News nagu Darso Face Book adigoo dhahaya Like oo hel Saacad kasta Warar iyo Warbixino Xiisa Leh ||

-- Nagala soo xariir : raadraacnews@gmail.com --

Comments are closed.