Machadka Al-Qudus Online Academy ee barashada quraanka iyo culuumta dinta oo qurba Joogta Soomaalida u haya fursad qaali ah

Waxaa loogu bushaaraynayaa bulsho waynta soomaaliyeed  meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu u diyaariyay machadka  …. AL-QUDUS ONLINE duruus casriyeeysan  oo  laguugu dhigi doono  online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad   safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha  ama casharada laguu dhigi doono iyo waxay kala yihiin hadii allaha yidhaahdo waa sidan soo socota waxaa  la guu dhigi doonaa… sida qur.aanka kariimka ah iyo hingaadda carabiga iyo tajwiidka ama sikale hadaan u sheego qurxinta quraanka  iyo khadka carabiga iyo caqiidada toosan ee islaamka intaasi waa teeramka hore sidoo kale waxaa jiri doona kutub kale sida kitaabka salaada ka hadlaya siirada nabiga scw xadiisul arbaciinka iyo kuwa lamida

Hadaba haddii aad doonaysid in aad is qorto ama ku soo biirto ardayda machadka al qudus online  iska diwaangali websitekooda ah  www.qudusonline, ama raac qaabka aad isku diiwaan gelin kartid, linkiska hortaada ah, adigoo hal mar click siinaya.

http://www.qudusonline.com/diwaan.html

(hadii aad ogatahay cid rabtana fadlan fariinta gaadhsii haday insha allah xaraf bartaan waxad leeday ajarkooda in le’eg

 

Haddaba, ka faa’ideyso oo la xiriir macallimiinta dugsiga barista Qur’aanka kariimka, adigoo booqanaya, websitekooda oo ah………….. www.qudusonline.com

 

Email: qudus333@hotmail.com
skype: qudus333
free call:0014153660442
Mobile: +00252634087993
Viber : +00252634087993

www.qudusonline.com