CAYAARAHA »

Malouda Oo La Ilaaway: Chelsea Oo Ku Qasabtay Malouda Inuu Kaligiis Tababar Qaato Ilaa Dhamaadka Qandaraaskiisa.

Malouda Oo La Ilaaway: Chelsea Oo Ku Qasabtay Malouda Inuu Kaligiis Tababar Qaato Ilaa Dhamaadka Qandaraaskiisa.

Faarax May 23, 2013 0

Xilligan oo kale sannadkii hore Florent Malouda waxa uu weli u dabaaldagayay koobkii Champions League ee Chelsea ay hanatay ka dib markii bedel uu ku soo galay ciyaartii Bayern Munich. Shalayto ciyaaryahanka laga tirtiray

Read More »
Mourinho Tababarihii 8aad Ee Madrid Ka Taga Intii Florentino Perez Uu Madaxweyne Ka Ahaa Real Madrid.

Mourinho Tababarihii 8aad Ee Madrid Ka Taga Intii Florentino Perez Uu Madaxweyne Ka Ahaa Real Madrid.

Faarax May 20, 2013 0

Iyadoo tababare cusub uu xilli ciyaareedka soo socda qaban doono Real Madrid, waxaan dib u fiirin doonaa sideedii tababare ee ka soo hoos shaqeysay madaxweynaha Los Blancos Florentino Perez. Del Bosque: waa tababaraha ugu guulaha

Read More »
Barcelona oo hada diyaar u ah in Real Madrid ku garacdo saxiixa xidiga Geoffrey Kondogbia

Barcelona oo hada diyaar u ah in Real Madrid ku garacdo saxiixa xidiga Geoffrey Kondogbia

Xaaji May 13, 2013 0

    Kooxda Barcelona aya rabta in si dhaqso ah ay u hesho saxiixa laacibka khadka dhexe ee kooxdaSevilla ee lagu magacaabo Geoffrey Kondogbia, ka dib markii ay ogaatey in ay laacibkaas ku raadjoogaan kooxo badan,

Read More »
Maxaad ka Ogtahay Shaqada Tababaraha Cusub ee Man United David Moyes ? Haddi aadan wax kala socon Hadda Ogow

Maxaad ka Ogtahay Shaqada Tababaraha Cusub ee Man United David Moyes ? Haddi aadan wax kala socon Hadda Ogow

Faarax May 9, 2013 0

Tababaraha reer Scotland David Moyes ayaa loo magacaabay tababaraha bedelaya ninka ay isku wadan yihiin Sir Alex Ferguson oo ka fariistay shaqadii kooxda Manchester United. David Moyes ayaana macalin u ahaa kooxda Everton tan

Read More »
Juventus Iyo Real Madrid Oo Kulan Ka Yeelanaya Heshiiska Gonzalo Higuain.

Juventus Iyo Real Madrid Oo Kulan Ka Yeelanaya Heshiiska Gonzalo Higuain.

Faarax May 6, 2013 0

Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay kulan la qaadan doonto Real Madrid dhawaan si ay iga wadahadalaan heshiiska saxiixa Gonzalo Higuain. Kooxda hanatay horyaalka Serie A ayaa si joogta ah loola xiriirinayay weeraryahanka reer

Read More »
16 Sanno Ka Dib Dortmund Oo Gaartay Finalka UCL Inkastoo Guuldarro Cabsi U Laheyd Ay Ka Soo Gaartay Real Madrid.

16 Sanno Ka Dib Dortmund Oo Gaartay Finalka UCL Inkastoo Guuldarro Cabsi U Laheyd Ay Ka Soo Gaartay Real Madrid.

Faarax April 30, 2013 0

  6 sannadood ka dib Borussia Dortmund ayaa iska xaadirisay finalka Champions League ka dib markii ay ku dardareen wadar ahaan labadii lug ee semi-finalka kooxda Real Madrid 4-3, iyadoo lugtii labaad ee caawa

Read More »
Liverpool Oo Ku Ciil Baxday Newcastle United Xilli Ay Nus Darsan Goolal Ah Ku Xasuuqeen.

Liverpool Oo Ku Ciil Baxday Newcastle United Xilli Ay Nus Darsan Goolal Ah Ku Xasuuqeen.

Faarax April 27, 2013 0

Liverpool ayaa ku ciil goysay Newcaste United ka dib markii ay ku xasuuqeen 6-0, xilli isbuucaan 10 kulan lagu ganaaxay xiddigooda Luis Suarez, iyadoo min labo gool ay u dhaliyeen Jordan Henderson iyo Daniel

Read More »
Real Madrid oo 4 Gool Caloosha ku Qaadatay Ciyaarti Caawa ay la Ciyaartay UCL Dortmund

Real Madrid oo 4 Gool Caloosha ku Qaadatay Ciyaarti Caawa ay la Ciyaartay UCL Dortmund

Faarax April 24, 2013 0

  Afar gool uu dhaliyay xiddiga reer Poland Robert Lwendowski ayaa ka saaciday kooxda Borussia Dortmund inay 4-1 ku xaqaan kooxda Real Madrid oo marti ugu aheyd Iduna Park lugta hore ee semi-finalka Champions

Read More »
Line-upka Rasmiga Ah Ee Borussia Dortmund v Real Madrid: Luka Modric Iyo Mario Gotze Oo Ku Soo Bilowday.

Line-upka Rasmiga Ah Ee Borussia Dortmund v Real Madrid: Luka Modric Iyo Mario Gotze Oo Ku Soo Bilowday.

Faarax April 24, 2013 0

Sida la filayay oo uu sii shaaciyay tababare Jose Mourinho, Sergio Ramos ayaa ka ciyaari doona daafac midig madaama ganaax uu ku maqan yahay Alvaro Arbeloa halka ay daafac dhexe kawada ciyaari doonaan Pepe

Read More »
Maxay Ka Yiraahdeen Ciyaartoyda Iyo Tababarayaasha Kulanki Ay Bayern 4-0 Kaga Badisay Barcelona.

Maxay Ka Yiraahdeen Ciyaartoyda Iyo Tababarayaasha Kulanki Ay Bayern 4-0 Kaga Badisay Barcelona.

Faarax April 23, 2013 0

  Ka dib markii ay soo dhamaatay ciyaartii ay Bayern Munich 4-0 ugu awood sheegatay Barcelona ee lugta hor ee semi-finalka Champions League ee ka dhacday Allianz Arena ayaa qaar ka mid ah ciyaartoyda,

Read More »

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress