FEATURED NEWS »
URURKA MIDOWGA AFRIKA OO U DABAALDAGAYA 50-SANOGUURADII KASOO WAREEGATAY AAS-AASKOODA
Ururka Midowga Africa ayaa isbuucaan gudihiisa u dabaal degaya 50 sanoguuradii ka soo wareegatay markii la aas-aasay Midowga Africa,waxaana dabaal dega iyo kulumada ay yeelanayaan uu ka dhacaya Magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia
Read More »Isu soo bax balaaran Oo Maanta Ka dhacay Muqdisho+Sawiro.
Dibad baxaan Oo ahaa Mid aad U balaaran Islamarkaana ay kasoo qeyb galeen Haween Caruur Iyo qeybaha kale Ee Bulshada Laguna Tageerayay Go’aankii Barlamaanka Somalia ay shalay Dib Uga Labteen Mooshinkii ka dhanka
Read More »Raggii ka Dambeeyey Dilkii Sheikh Cabduqaadir Nuur Faarax oo dil lagu Xukumay
Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax. dadka dilka
Read More »Kormeerayaal u baxay Gobolada Puntland si ay Imtixaanadka kama dambeysta u qaadaan.
Xarunta wasaarada Waxbarashada Puntland ee magaalada Garowe waxaa maanta ka amba baxay Kormeerayaal,Kalkaaliyayaal,iyo Macalimiin loogu tagalay in ay qaadaan oo ay ilaaliyaan Imtixaanaadka kama dambeysta ee Fasalka Afaraad Dugsiga Sare iyo Fasalka Sideedaad ee
Read More »Nin rayid ah oo xalay lagu dilay Jowhar.
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe ayaa waxay sheegayaan in Nin rayid ah xalay lagu dilay dulleedka Bari ee magaaladaasi. Dilka Ninkan oo sida la sheegay ay ka dambeeyeen Koox
Read More »Shir Maalintii labaad uga socda Addis ababa Suxufiyiin ka kala tagay Gobalada Soomaaliya iyo Fikiro Qaldana oo Shirkaas laga Aaminsana oo Aan jirin meeshana ka soo Muuqan (Sawiro)
Waxaa Maalintii labaad u Shir uga socda Siyonat Hotel Magaalada Addis ababa Suxufiyiin kor u dhaafaya 40, oo ka kala Tagay Gobalada Soomaaliya iyo waddamada Deriska kuwaaso dhamantood ah Suxufiyiin soomaaliyeed oo ku
Read More »Caruurta oo lagu Faraxumeeyo qaybo Kamid ah Muqdisho iyo Walidkood oo la Kufsado iyagoo isu Muuqda (Dhacdo Fool Xun Daawo)
Qaar ka mid ah caruurta yar yar ee ku nool magaallada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn iyadoona ay mararka qaar dhacdo in hooyo iyo caruurteed meel qura
Read More »Sawiro Suudan iyo Soomaliya Oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday
Hishiiskan oo ay kasoo shaqeyeen Wasiirada Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Sudan ayaa waxa Soomaaliya u saxiixay Ganaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida, Halka Dhanka Sudan uu
Read More »Faafahin ka Soo Baxeysa Dagaal Dhaxmaray Shabab iyo New Polic iyo Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Hajbaad u jeediyay Kooxda alshabab
Dagaalkaani Oo ahaa Mid xooganaa islmarkaana u dhaxeyay Xarkada alshabab iyo kuwa New Polic ayaa Shalay Galinkii Dambe ka dhacay Ceel-Cade oo qiyaastii 75-KM Galbeedka Kaga beegan Magaalada beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Read More »Dowlada Soomaaliya Oo Xayiraad ku Soo Rogtay Agaasimhii Hore Ee Haayada Nabad Sugid +Xog Hoose Ama Dhageyso)
War ka soo Baxay Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Amniga ee Dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in lagu joojiyo Safaradii Agaasimhii Hore ee Haayad Nabad Sugid ee Dowlada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi arintaasi
Read More »












