MAQAALLO »

Madaxwaynuhu Marabo Dawlad Fadaraala oo Shaqaysa Inay ka Dhalato Soomaaliya (Fikirka Akhristaha)

Madaxwaynuhu Marabo Dawlad Fadaraala oo Shaqaysa Inay ka Dhalato Soomaaliya (Fikirka Akhristaha)

Faarax May 25, 2013 0

Umada soomaaliyeed waxay ku jirtaa dhibaato mudo dheer haysata taasoo ah burburkii dawladnimo ee uu keenay dagaaladii sokeeye 1991.Hayeeshee dagaalda sokeeye waa wax layaqaan oo wadamo aad u farabadan aysoo mareen maha wax cusub.waxaase

Read More »
MADAXWAYNAHA OO DIB USOO NOOLEEYAY DAGAAL OOGAYAASHII (Maqaalka Todobaadka)

MADAXWAYNAHA OO DIB USOO NOOLEEYAY DAGAAL OOGAYAASHII (Maqaalka Todobaadka)

Faarax May 20, 2013 0

Waxaa xusid mudan in magaalada caasimada u ahaan jirtay soomaaliya MOGDISHO ay ka jireen qabqablayaal dagaal oo kala haystay xafadihii ay ka koobneed kuwaas oo ah halbeel laga soo bilaabo 1991-2004.dhaqan xumadii dagaal oogayaashii

Read More »
TALLO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA DAWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA MUDANE XASAN SHEEKH MAX’UD (By: Daahir Afloow)

TALLO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA DAWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA MUDANE XASAN SHEEKH MAX’UD (By: Daahir Afloow)

Faarax May 19, 2013 0

Mudane Madaxweyne, Markaan arkay aragida dadka ku dhaqan gobolada Jubbaland State Markaan dhageystay shacabka Soomaaliyeed waxgarad badan oo ka mid ah Markaan eegnay Taageerada loo hayo Maamulka Jubbaland, sida Puntland, Khaatumo State, Galmudug iyo

Read More »
Muqdisho Ma baarlamaan Somaliyeed baa mise waa xabsi? (Fikirka Akristaha)

Muqdisho Ma baarlamaan Somaliyeed baa mise waa xabsi? (Fikirka Akristaha)

Faarax May 19, 2013 0

Dawlada soomaaliyeed ee fadaraalka ah fadhigeeduna yahay caasimadii hore ee soomaaliya inta laga dooranayo caasimad loo dhan yahay sida dastuurku qabo taasoo umada soomaaliyeed wada sugayso aayaha dhaw.Nina kama qarsoona in 1991dii burburkii dawladii

Read More »
FARXADA DAWLADA JUBALAND IYO BAROORTA MOGDISHO (Maqaalka Todobadka)

FARXADA DAWLADA JUBALAND IYO BAROORTA MOGDISHO (Maqaalka Todobadka)

Faarax May 16, 2013 0

Laga soobilaabo 1991 biloowgeedii waxaa ka jiray dagaanka dawlada jubaland,amaan daro,qax,dhaqaalo xumo,caafimaad xumo,waxbarasho la aan.waxay noqdeen dagaanka uugu nasiibka badan soomaaliya marka la eego xaga khayraad ahaan,marka laga hadlayo dhanka wabiyada,khayraadka bada,shidaalka,dhulbeereedka,xoolaha nool iyo

Read More »
Feysal Cali Waraabe waa Siyaasi Geesi ah:  Qalinki Ayaanle Xuseen

Feysal Cali Waraabe waa Siyaasi Geesi ah: Qalinki Ayaanle Xuseen

Faarax May 14, 2013 0

  Warbaahinta Soomaalidu baryahan waxey aad u hadal-hayeen oo qoloba sidey doonto u dhigesay,  kulan la sheegay inuu magaalada Birmingham ku dhexmaray siyaasiga Feysal Cali Waraabe iyo Madaxda dowladda federalka ah. Waxaan daawaday TV-yo,

Read More »
Turkiga oo lacago ku bixinaya sidii Xasan Sheekh Xilka looga Tuuri lahaa isagoo u maraya Barlamanka iyo Labo xildhibaan oo howshaas loo xil saaray (XOG).

Turkiga oo lacago ku bixinaya sidii Xasan Sheekh Xilka looga Tuuri lahaa isagoo u maraya Barlamanka iyo Labo xildhibaan oo howshaas loo xil saaray (XOG).

editor May 12, 2013 1

Waxaa soconaya guluf siyaasadeed oo loogu jiro in xilka laga tuuro madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isla markaasna ay wadaan qaar kamid ah mudanayaasha Baarlamanka somalia kuwaas oo doonaya inay xil ka qaadis ku sameeyan.

Read More »
Labo Xildhibaan Caan ah oo ka bad baaday Shirqool lagu doonayay in lagu Khaarajiyo Agagarka Madaxtooyada Xilli Habeen ah Yaa ka dambeeyay(XOG).

Labo Xildhibaan Caan ah oo ka bad baaday Shirqool lagu doonayay in lagu Khaarajiyo Agagarka Madaxtooyada Xilli Habeen ah Yaa ka dambeeyay(XOG).

editor May 11, 2013 2

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in la doonayay dhawaan in dil shirqool ah lagu dilo xildhibaanada kala ah C/qaadir Cosoble iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan kuwaas oo lagu dilli rabay agagarka Xarunta Madaxtooyada. Warku

Read More »
Maqaal: Puntland tanaadaye yaan dib loo dhigin….. Qalinkii: Mukhtaar Cabdi Faarax

Maqaal: Puntland tanaadaye yaan dib loo dhigin….. Qalinkii: Mukhtaar Cabdi Faarax

Faarax May 10, 2013 0

Alle ayey mahadoo dhan u sugnaatay, waxaan donayaa inaan maqaalkan kaga hadlo arimaha iyo siyaasadaha cusub ee ay wajahday Puntland, sida aan la soconaba Puntland tan iyo markii la asaasay 1998 waxay ku socotay

Read More »
GUMEYSIGA MADOW & QALINKII MR. ILYAAS

GUMEYSIGA MADOW & QALINKII MR. ILYAAS

Faarax May 9, 2013 0

Dowladdani federalka ah,waxay u dhalatay inay saxdo wixii qaldana,si loo soo afjaro dhibaatooyinka iyo colada qabilada,maadama uu dalka ku jiray 22 sano cadaab ah . Qaabdhismedka dowladda federalka ah wuxuu ku saleysan yahay inay

Read More »

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress