RECENT POSTS »

Dekedda Bosaso iyo Mashquulkeeda Maalinlaha

Dekedda Bosaso iyo Mashquulkeeda Maalinlaha

Xaaji May 13, 2013 1

    Dekedda Magaala xebeedka Bossaso ee gobolka Bari ayaa laga dareemayaa mashquul badan ka dib markii ay doonyo iyo maraakiib sida badeecado kala duwan ku soo xirteen maalmihii la soo dhaafay. Garowe Online

Read More »
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ku Dhawaaqay Soo Gudbinta Musharaxiinta u Matalaya Golayaasha Deeganka Ururada Siyaasadda ka Hor 11-ka Bishaan

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ku Dhawaaqay Soo Gudbinta Musharaxiinta u Matalaya Golayaasha Deeganka Ururada Siyaasadda ka Hor 11-ka Bishaan

Faarax May 5, 2013 0

  Qoraal ka soo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa loogu Yeray Ururada Siyaasadda Puntland inay ku soo Gudbistaan Musharaxiinta u matalaya Doorashooyinka Golayaasha Deeganka ee Puntland Haddaba Qoraalka Guddiga Doorashooyinka oo ku

Read More »
Tahniyad Meher Hambalyo Maxamed Fowsi C/raxman Xaaji iyo Faduma Saruur Maxamed Cabdi

Tahniyad Meher Hambalyo Maxamed Fowsi C/raxman Xaaji iyo Faduma Saruur Maxamed Cabdi

Faarax April 21, 2013 0

  1-Cali Xaaji Aadan 2-Cabdirisaaq Xaaji Aadan 3-Xasan Xaaji Aadan 4-Cabdulahi Xaahi Aadan 5-Mustaf Xaaji Aadan 6-Abuukar Xaaji Aadan 7-Cabduqaadir Xaaji Aadan 8-Hooyo Saynab Xaaji 9-Hooyo Raxma Xaaji 10-Hoyo Raxmo Cumar 11-Dr Yaxya Cali

Read More »
Waqooyiga Kuuriya oo Tamashleenaya iyo Koonfurta oo Uur-xumo Wadooyinka la Taagan…..(Sawiro).

Waqooyiga Kuuriya oo Tamashleenaya iyo Koonfurta oo Uur-xumo Wadooyinka la Taagan…..(Sawiro).

Faarax April 15, 2013 0

  Maanta oo Isniin ahayd 15 April 2013 ayaa Dadka Waqooyiga Kuuriya iyo Hoggamiyashoodaba Xusayeen Dhalashadii Hoggamiyahoodi hore waxana Guud ahaan Dalkaasi ka soconayay Xaflado ay ku qiimaynayaan Hoggamahoodi Hore. Waxay sameeyeen Orodka Maradoonka,

Read More »
Filimka “Italian Job” oo si Run ah Talyaaniga looga Sameeyey, lacag la dhacay (Sawiro)

Filimka “Italian Job” oo si Run ah Talyaaniga looga Sameeyey, lacag la dhacay (Sawiro)

Faarax April 8, 2013 1

  Dad badan ayaa Horay u Maqlay “italian Job” oo ah filim Cajiib ah Dhicid Hanti, Haddaba Maanta oo Taarikhda ay ku Beegnayd 8 April 2013 Isniin ayaa iyadoo Run ah laga dhigay Dalka

Read More »
Dareenka Dhabta ah ee Labada Korea (Sawiro)

Dareenka Dhabta ah ee Labada Korea (Sawiro)

Faarax April 5, 2013 0

  Waxaa soconaya Dacayadaha labada dhinac Mid walba uu ku Muujinayo in Dagaal aan waxba looga qadayn iyo Maraykanka oo ku Boola xoftaynaya Hawada Konfurta. Waqooyiga waxuu ku dhawaqay in siyaasinta Caalamiga ah ee

Read More »
Lacag Sidaas haka ahaato ama hakaa Seexato Tartanka Khatarta

Lacag Sidaas haka ahaato ama hakaa Seexato Tartanka Khatarta

Faarax April 1, 2013 0

  Dhalinyarada Sacuudi Arabia ayaa Cadaystay Ciyaaro Dad badan oo dunida ay ku tilmameen Ciyaaraha waalida oo Inta dhalinyaro Gaari kaxaystaan Haddana wadooyinka saxaraha ku Ciyaaraya iyagoo weliba Inta ay dhinac ku socodsiiyan haddana

Read More »
SAFARKII QARFAHA EE SAACID UU KU DHEXMARAY SHABELAHA DHEXE

SAFARKII QARFAHA EE SAACID UU KU DHEXMARAY SHABELAHA DHEXE

Faarax March 30, 2013 0

    Sawiradan oo kamid ahaa Socdaalkii Dahabiga ee Qarfaha uu socod dheeer ku Maraya Saacid qaybo badano kamid ah Shabelaha Dhexe ayaa Noqday Sawirada Todobaadka haddaba ka Bogo.   Raad Raac News Desk

Read More »
Sawirada Todobadka: Dagaalka Waa Diyaar Waqooyiga Kuuriya oo Fariin u Diray Maraykanka (Daawo)

Sawirada Todobadka: Dagaalka Waa Diyaar Waqooyiga Kuuriya oo Fariin u Diray Maraykanka (Daawo)

Faarax March 27, 2013 0

  Sarakiisha Ciidanka Waqooyiga Kuuriya ayaa Gantalo ay Diren ku sheegay inay u Diyaar Garooween Dagaal Imaan Kara Maraykanka Iyadoo Cabsidaan xiliyadii Ugu dambaysay ay qabeen Reer Waqooyiga Kuuriya Saldhigga Maraykanka ee Hawaii. Madaxweynaha

Read More »
Waqooyiga Kuuriya oo Casriyeynaya Qalabkiisa Technologyiga Dhanka Ciidamada (Daawo)

Waqooyiga Kuuriya oo Casriyeynaya Qalabkiisa Technologyiga Dhanka Ciidamada (Daawo)

Faarax March 25, 2013 0

  Hoggamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un oo Maalmihii ugu Dambaysayay Booqanayay Fariisamada Ciidamada Dalkaasi, waxana uu soo Bandhigay Qalabkii ugu Sareeyey ee ugu Casri sana dhanka Ciidamada. Qalabka uu Booqday Hoggamiyaha Dalkaasi oo

Read More »

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress