SOMALI NEWS »

Doorashadii Golayaasha Deeganka Puntland oo 15 Maalin dib looga dhigay Maalintii loo Qorsheeyey

Doorashadii Golayaasha Deeganka Puntland oo 15 Maalin dib looga dhigay Maalintii loo Qorsheeyey

Faarax May 19, 2013 0

Guddiga doorashooyinka Kmg ah ee Puntland ayaa maanta sheegay in 15 maalmood dib loo dhigay xilligii horey loogu qorsheeyey doorashada golayaasha deegaanka Puntland,waxaana la qorsheeyey inay dhacdo 15,July,2013. Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland Maxamed Xasan

Read More »
Debadbax balaadhan oo lagu taageerayo maamulka Jubbaland oo maanta ka dhacay Xeryaha Dhadhaab

Debadbax balaadhan oo lagu taageerayo maamulka Jubbaland oo maanta ka dhacay Xeryaha Dhadhaab

Ahmed May 19, 2013 0

7Debadbaxan lagu taageerayay Maamulka jubbaland oo 15kii bishan looga dhawaaqay megaalada Kismaayo ee xarunta bobolka Jubada Hoose ayna kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bushada ee jaaliyadaha kasoo kala jeeda gobolada jubooyinka, punland iyo

Read More »
Qarax miino wadada warshadaha dhinaceeda loo dhiga oo sababatay dhimashada dhawacyo gaaray ciidamo AMISOM AH

Qarax miino wadada warshadaha dhinaceeda loo dhiga oo sababatay dhimashada dhawacyo gaaray ciidamo AMISOM AH

Xaaji May 19, 2013 0

ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ayaa qarax weyn oo khasaare nafeed gaystay waxaa lagula eegtay Magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada warshadaha. Kolonyo baabuurta AMISOM  ka tirsan oo socday inta u dhexeysa Kuliyada jaale siyaas iyo

Read More »
Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM EeDeegaanada Soomalilad (WARSAXAAFADEED)

Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM EeDeegaanada Soomalilad (WARSAXAAFADEED)

Xaaji May 19, 2013 0

Read More »
Dibad Baxyo kale Maan ah oo ka Dhacay  Magaalada Kismaayo

Dibad Baxyo kale Maan ah oo ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Xaaji May 19, 2013 0

  Dibad baxyo lagu kala taageerayo Hogaamiyaasha Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe ayaa manta siyaabo kala duwan uga dhacay magaalada kismaayo dibad baxaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay qeybaha kala duwan ee bulshada. Dibad

Read More »
Al Shabaab oo Warka soo saartay Qilaafka u dhaxeeya

Al Shabaab oo Warka soo saartay Qilaafka u dhaxeeya

Xaaji May 19, 2013 0

    Ururka hubeeysan ee Al Shabaab ayaa manta waxaa ay soo saare warsaxaafadeed u muuqda mid lagu weerarayey saraakiil xiligaan ka tirsan Shabaab oo uu kamid yahay Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo masuuliyiin

Read More »
COD: Tageerayaasha Barre Hiiraale ”Waan Tanaasulaynaa Hadii Nalugu Taliyo In Barre Uu Is Casilo, balse IGAD run haka sheegto Arimaha Jubooyinka”

COD: Tageerayaasha Barre Hiiraale ”Waan Tanaasulaynaa Hadii Nalugu Taliyo In Barre Uu Is Casilo, balse IGAD run haka sheegto Arimaha Jubooyinka”

Xaaji May 19, 2013 0

    Waxaa maanta lagu wadaa in magaalda kismaayo ay ka dhacdo kulan is waraysi ah oo dhex mari doona ninka sheegtay in uu yahay madaxweynaha Jubbaland State Col. Barre Hiiraale iyo waliba wafdiga

Read More »
R/wasaare ku xu xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda oo maanta dalka dib ugu soo laabtay”Sawirro”

R/wasaare ku xu xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda oo maanta dalka dib ugu soo laabtay”Sawirro”

Xaaji May 19, 2013 0

  R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay. Rowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arrimaha dibadda oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula hadashay warbaahinta

Read More »
Puntland oo Malaayiin Xoola ah ka Talalaysa Cudurada Furuqa iyo Jadeecada (Dhagayso)

Puntland oo Malaayiin Xoola ah ka Talalaysa Cudurada Furuqa iyo Jadeecada (Dhagayso)

Faarax May 19, 2013 0

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland ayaa Shaacisay Maanta Talaal socon doona labo Bilood oo lagu talali doono 4 Milyan oo Neef oo Isugu jira Geel Ari iyo Lo’a halka lix Boqol oo Kun oo Neefna

Read More »
Maxaa Ku soo Kordha Xaalada Kismaayo xiligaan (Akhriso)

Maxaa Ku soo Kordha Xaalada Kismaayo xiligaan (Akhriso)

Xaaji May 19, 2013 0

  Kismaayo oo ay hada ku sugan yihiin Wafdi ka socda Urur Gobaleedka IGAD oo shalay gaaray Magaaladaasi ayaa waxa ay kulamo kala duwan la leeyihiin Odayaasha kasoo horjeeda Axmed Madoobe ee ka biyo

Read More »

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress