VIDEO »

Haween cuduro ka qaaday isticmaalka dawooyinka la isku cadeeyo oo Gaalkacyo  ku soo batay (Warbixin)

Haween cuduro ka qaaday isticmaalka dawooyinka la isku cadeeyo oo Gaalkacyo ku soo batay (Warbixin)

Xaaji May 23, 2013 1

  Dawooyinka kala duwan ee la isku qurxiyo ee ay isticmaalaan haweenka, ayaa waxyeelada ka soo gaarta gabdhaha Soomaaliyeed ee degan magaalada Gaalkacyo  si aad ah isku soo tarayaan, iyadoo ku dhowaad toban haween

Read More »
Gabar 16 Maalin Kaddib iyadoo Nool laga soo saaray Dhisme Burburay oo ay ku dhinteen 1,000 Qof, Bangaladesh

Gabar 16 Maalin Kaddib iyadoo Nool laga soo saaray Dhisme Burburay oo ay ku dhinteen 1,000 Qof, Bangaladesh

Faarax May 11, 2013 0

Kooxda Samatabixinta Masiiboyinka Dabiiciga ee Dalka Bangladesh ayaa soo saaray iyadoo nool Hooyo la qabo oo leh 1 Cunug taaso uu ku soo dumay Dhisme ay ka shaqaynaysay oo lagu magacabo Rana Plaza building. Gabadahan

Read More »
Hees cusub oo ay Farxiya Fiska iyo Nimca Yaasiin si kulul isugu jawaabayaan ayagoo kala matalaya Somalia iyo Somaliland

Hees cusub oo ay Farxiya Fiska iyo Nimca Yaasiin si kulul isugu jawaabayaan ayagoo kala matalaya Somalia iyo Somaliland

Mogadisho May 3, 2013 0

Fanaaniinta Farxiyo Fiska Iyo Nimco Yaasiin Ayaa Soo qaday Hees Cusub oo Loogu Magacdaray ” Heestaan Ayaa wadata Miro Aad u Macaan oo Ka Tarjumaya Soomaaliya Midnimadeeda Qiimaha ay Leedahay Iyo Doorka Kaga aadan

Read More »
3 Kamid ahaa Saaxibadii mid kamid ah Raggi Fuliyaya Qaraxi Boston oo lagu dheganyahay

3 Kamid ahaa Saaxibadii mid kamid ah Raggi Fuliyaya Qaraxi Boston oo lagu dheganyahay

Faarax May 1, 2013 0

3 Dhalinyaro ah oo ay saaxibo ahayeen Tsarnaev oo ahaa Wiilka u ku edaysan Qaraxi Boston ayaa Xabsiga loo dhaadhiciyay kuwaaso ay ahayeen Saaxibo isla markana ay hal Kuleej wada dhiganayeen isku meelna wada deganayen.

Read More »
Weriyad ka Yaabisay Dunida Kaddib Markii iyadoo Aroosa ay u Carartay Dirida War Deg Deg ah.

Weriyad ka Yaabisay Dunida Kaddib Markii iyadoo Aroosa ay u Carartay Dirida War Deg Deg ah.

Faarax April 22, 2013 0

  Gabar wariye ah oo u shaqaynaysay Mid kamid ah Telefishanada Dalka China ayaaa ka Carartay Goob loogu hagajinayay Madaxa iyo Jirka Madaama ay Maalintaas Galabteda aqal geli rabtay Kaddib Markii ay maqashay War

Read More »
New Zealand oo Noqotay Waddanka 13-aad ee Dunida Sharci Garaysa Is Gursiga Rag iyo Rag Dumar iyo Duamar

New Zealand oo Noqotay Waddanka 13-aad ee Dunida Sharci Garaysa Is Gursiga Rag iyo Rag Dumar iyo Duamar

editor April 18, 2013 0

Barlamaanka News Zealand ayaa ogoladaay in Ragga Is Guursan karaan Dumarkana is Guursan Karaan Isla markaana ay arrintaas noqotay Mid Qanuunka Dalkaasi Gashay  kaddib Marki ay Cod u qadeen Iskuna Raceen Barlamanka dalkaas. ka

Read More »
Waqooyiga Kuuriya oo Tamashleenaya iyo Koonfurta oo Uur-xumo Wadooyinka la Taagan…..(Sawiro).

Waqooyiga Kuuriya oo Tamashleenaya iyo Koonfurta oo Uur-xumo Wadooyinka la Taagan…..(Sawiro).

Faarax April 15, 2013 0

  Maanta oo Isniin ahayd 15 April 2013 ayaa Dadka Waqooyiga Kuuriya iyo Hoggamiyashoodaba Xusayeen Dhalashadii Hoggamiyahoodi hore waxana Guud ahaan Dalkaasi ka soconayay Xaflado ay ku qiimaynayaan Hoggamahoodi Hore. Waxay sameeyeen Orodka Maradoonka,

Read More »
Maraykanka oo il Xun ku eegaya Dabaldegyada Waqooyig Kuuriya ka Soconaya (Sawiro)

Maraykanka oo il Xun ku eegaya Dabaldegyada Waqooyig Kuuriya ka Soconaya (Sawiro)

Faarax April 12, 2013 0

  Maraykanka iyo Xulafadiisa ayaa il xun ku egaya Dabaldegga Waqooyiga Kuriya ay ugu dabal degayaan Kim young Kowaad Hoggamintiisa dhanka Ciidamada oo Dalkaasi meel weyn ugu taala iyadoo Khamiistii ay u Buuxsantay sidoo

Read More »
Raisul-Wasaaraha Xabisan ee Dunida (Sawiro)

Raisul-Wasaaraha Xabisan ee Dunida (Sawiro)

Faarax April 9, 2013 0

  Dmitry Medvedev Raisulwasaaraha Dalka Ruushka ayaa loo arkaa wakhtigaan in uu yahay Hoggamiye ama Mas’uul ku Go’donsan Xafiiskiisa, shaqo Badan oo Dastuurkiisa uu awood u siinayan aan qaban karin, taaso ay saldhig u

Read More »
Gabdho Qaawan oo ku Muduharaday Madaxda Germany iyo Rusia (Sawiro)

Gabdho Qaawan oo ku Muduharaday Madaxda Germany iyo Rusia (Sawiro)

Faarax April 8, 2013 0

  Gabdho Inta sare ay u qaawantahay ayaa ku Mudaharaday Madaxda Dalalka Germalka iyo Ruushka oo ku sugan Germalka edeynayaan Madaxda Ruushka inay Yihiin Dikteeters ama Rajiimo. Gabdhahan ayaa u Suuragashay meel ay ka

Read More »

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress