WARAYSI »

Dhageyso: Madaxweynaha Puntland oo Aqoonyahan Badan ay wax ka weydiinayaan Arrimo kala duwan

Dhageyso: Madaxweynaha Puntland oo Aqoonyahan Badan ay wax ka weydiinayaan Arrimo kala duwan

Faarax August 20, 2015 Comments Off on Dhageyso: Madaxweynaha Puntland oo Aqoonyahan Badan ay wax ka weydiinayaan Arrimo kala duwan

Madaxweynaha  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 20-8-2015 magaalada Gaalkacyo kaga qeyb-galay Madal aqooneed looga hadlayey arrimaha la xisaabtanka iyo Hufnaanta. Kullanka oo uu soo qaban qaabiyey Machadka Cilmi

Read More »
Dhageyso: Waxgaradka Saaxo oo nasiib-darro wayn ku tilmaamay in Galmudug ay sheegato degmada Saaxo

Dhageyso: Waxgaradka Saaxo oo nasiib-darro wayn ku tilmaamay in Galmudug ay sheegato degmada Saaxo

Faarax August 18, 2015 Comments Off on Dhageyso: Waxgaradka Saaxo oo nasiib-darro wayn ku tilmaamay in Galmudug ay sheegato degmada Saaxo

Saaxo, August, 18, 2015 – Xilli maantay madaxwayne kuxiggeenka Galmudug uu warbaahinta u sheegay in degmada Saaxo ee Puntlnad ay ka tirsan-tahay maamulka Galmudug ayaa arrintaasi waxaa nasiib darro wayn ku tilmaamay waxgaradka iyo

Read More »
Akhriso: liiska Gollaha Deeganka Garoowe oo la Shaciyay iyo labo xubin oo la celiyay

Akhriso: liiska Gollaha Deeganka Garoowe oo la Shaciyay iyo labo xubin oo la celiyay

Faarax August 17, 2015 Comments Off on Akhriso: liiska Gollaha Deeganka Garoowe oo la Shaciyay iyo labo xubin oo la celiyay

Guddiga loo xilsaaray dhisitaanka Gollaha Deeganka Garoowe ayaa soo gudbiyay Liiska Golahas waxana Labo Xubnood ay ku celiyeen Nabadoonadoda iney soo bedelaan. Hoos ka akhriso Liiska Guddiga soo sareen galabta.    

Read More »
Madaxweynaha Puntland oo soo dhoweyay in Mar kale la Doortay Axmed Madoobe

Madaxweynaha Puntland oo soo dhoweyay in Mar kale la Doortay Axmed Madoobe

Faarax August 15, 2015 Comments Off on Madaxweynaha Puntland oo soo dhoweyay in Mar kale la Doortay Axmed Madoobe

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta u hambalyeeyey Madaxweynaha Dawladda Jubbaland oo markale ku guulaystay hogaanka maamulkaas. Shir jaraa’id oo uu warbaahinta qeybaheeda kala duwan Madaxweynuhu ugu qabtay

Read More »
SAWIRRO : Madaxweyne Gaas oo Casho sharaf u sameeyey Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey Dalka kenya Maxamed Cali Ameeriko

SAWIRRO : Madaxweyne Gaas oo Casho sharaf u sameeyey Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey Dalka kenya Maxamed Cali Ameeriko

Satate August 10, 2015 Comments Off on SAWIRRO : Madaxweyne Gaas oo Casho sharaf u sameeyey Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey Dalka kenya Maxamed Cali Ameeriko

WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa casho sharaf hoygiisa madaxtooyada Puntland ee Garoowe ugu sameeyey Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey Dalk kenya Maxamed Cali Ameeriko oo booqasho ku

Read More »
Daawo: Documentary Xiiso Badan Taariikhda As-aaski Puntland 17 Sanno Kaddib 2015 By: Koor Films

Daawo: Documentary Xiiso Badan Taariikhda As-aaski Puntland 17 Sanno Kaddib 2015 By: Koor Films

Faarax August 2, 2015 Comments Off on Daawo: Documentary Xiiso Badan Taariikhda As-aaski Puntland 17 Sanno Kaddib 2015 By: Koor Films

Dowladda Puntland waxay jirta Muddo 17 Sanno ah laga soo bilaabo 1998-dii oo ku beegneyd Markii Dhidabada loo Aasay, Muddadas Puntland waxay sameysay Horumar dhinacyo Badan sida Dhaqaalaha, Nabadgelyada, Siyaasadda iyo Arrimaha Bulshada oo

Read More »
Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxda Shirkadda Wadda Dhismaha Madaarka Bosaso.

Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxda Shirkadda Wadda Dhismaha Madaarka Bosaso.

Faarax August 1, 2015 Comments Off on Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxda Shirkadda Wadda Dhismaha Madaarka Bosaso.

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Madax ka socotay Shirkadda CCEC ee ku howlan Dhismaha garoonka Diyaradaha Bosaso wafdigaaso uu Hoggaminayay Mareeyaha Shirkadas Mr Aalan Li iyo

Read More »
Akhriso: Puntland oo Warmurtiyeed ay soo saartay ku faahfahisay Sababta Rasmiga ah ee ay uga maqantahay Shirka Muqdisho

Akhriso: Puntland oo Warmurtiyeed ay soo saartay ku faahfahisay Sababta Rasmiga ah ee ay uga maqantahay Shirka Muqdisho

Faarax July 30, 2015 Comments Off on Akhriso: Puntland oo Warmurtiyeed ay soo saartay ku faahfahisay Sababta Rasmiga ah ee ay uga maqantahay Shirka Muqdisho

Qoraal Fahfahsan oo ka soo Baxay Dowladda Puntland ayay uga hadashay Sababta keentay in aysan ka qaybgelin Shirka Muqdisho. Qoraalka oo Dhinacyo badan ka hadlaya ayay Puntland Beesha Caalamka ka raligelisay in aysan ka

Read More »
“Dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay dalka waxaa ka jiray horumar ballaaran oo laga sameeyey dhinacyada Federaalka iyo dib u xoreynta” ayuu yiri RW Sharmarke

“Dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay dalka waxaa ka jiray horumar ballaaran oo laga sameeyey dhinacyada Federaalka iyo dib u xoreynta” ayuu yiri RW Sharmarke

Faarax July 29, 2015 Comments Off on “Dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay dalka waxaa ka jiray horumar ballaaran oo laga sameeyey dhinacyada Federaalka iyo dib u xoreynta” ayuu yiri RW Sharmarke

Muqdisho, 7/29/2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa khudbad ka jeediyey shirka heer wasiir ee Madasha Waddamada iyo Hay’adaha Iskaashiga la leh Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxuna

Read More »
Maamulka Gobalka Nugaal oo Macnuucay in lagu Gado laguna Cuno qaadka Agagaarka Dhismaha UN-ka Garoowe

Maamulka Gobalka Nugaal oo Macnuucay in lagu Gado laguna Cuno qaadka Agagaarka Dhismaha UN-ka Garoowe

The Editor July 27, 2015 Comments Off on Maamulka Gobalka Nugaal oo Macnuucay in lagu Gado laguna Cuno qaadka Agagaarka Dhismaha UN-ka Garoowe

Raad Raac {Garoowe}-Guddoomiyaha Gobalka Nugaal c/laahi Axmed oo maanta warbaahinta qaybaheeda kaladwuan kula hadlayay xafiiskiisa Garoowe waxa uu sheegay in Maamulka Gobalka Nugaal oo isku duubani Go’aamo adadag ka qaatay in qaadka lagu iibiyo

Read More »