Raad Raac News Online

AMISOM celebrates 50th Anniversary of the OAU
Mogadishu: May 23, 2013: The African Union Mission in Somalia (AMISOM) today celebrated the 50th anniversary of the formation of the Organization of African Unity (OAU) in 1963. The main event which took place at the AMISOM Conference Centre in Mogadishu was presided over by the President of the Federal Government of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohammed and was attended by the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC), members of the Diplomatic Corps, the Mayor of the City of Mogadishu, traditional elders, the civil Society and AMISOM officials.

In his remarks during the event which was under the theme; Pan?Africanism and African Renaissance, the President of the Federal Government of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud said the event was an opportunity for Somalia to be at the centre of fifty years of African Renaissance and provides an opportunity to reflect on what has been achieved since the formation of the OAU.

He said; “No?one likes Pan Africanism and African Renaissance better than Somalia. This is where the whole Africa converges to support Somalia. Somalia is therefore a strong example of African cooperation. Africa has the potential to make the twenty?first century, the African century. The African Union is a community of nations that stand side by side to find African solutions for our problems.”

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif recalled that Somalia was one of the founding members of the Organization of African Unity (OAU) and also played a key role in the liberation of many African states. “The sacrifice by the AU peacekeeping force though difficult is therefore one way of giving back to Somalia.AMISOM is in Somalia to support the government and its people and does not intend to stay forever but will leave once peace and stability have been restored.”

The European Union Ambassador to Somalia said there is no better place to celebrate 50th anniversary of the OAU than Somalia because it is in Somalia where the African UUnion has made a big difference. Main activities to mark the 50th anniversary of the formation of the Organization of the African Unity (OAU) will be held on Saturday May 25th at the African Union (AU) headquarters in Addis Ababa in which several African Heads of State and Government will be in attendance.

Rabshado Qasaara Gesystay Oo Ka Dhacay Magaalada Stockholm +Sawiro
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay waxa ay ka socdeen xaafado ka tirsan magaalada stockholm gaar ahaan xaafadaha ay ku badan yihiin ajaaniibta,

Xaafada Husby  ayey habeenkii axada ka bilaabatay iyada oo koox dhalinyaro ah ay gubeen gaadiid iyo goobo ganacsi, isla markaana dhagxaan kala hor yimaadeen ciidamada booliska.

Dhalinyaradan ayaa la leeyahay waxa ay ka careysna yihiin nin oday ah oo todobaadkii hore Boolisku ay dileen isaga oo baangad wato, halka wararka qaarna ay sheegayaan in ay ka cabanayaan shaqo la’aan hase yeeshee xiisahadan ayaa habeenba habeenka ay ka dambeyso sii xoogeysanayey waxaana xalay rabshadahan ay saameyn ku yeesheen xaafada Rinkeby oo ay soomaalidu ku badan tahay.

Rinkeby xalay waxaa la gubay  illaa iyo dhowr baabuur, halka goobo ganacsi dhibaatooyin loo geystay waxaana shaqaaqooyinkaasi ay xalay saameyn ku yeelatay soomaalida iyo ajaaniibta kale.

Waalidiinta iyo ururada bulshada Soomaaliyeed ayaa habeenadan waday wacyi galin xoog leh oo ku aadan dhalinyarada Soomaaliyeed. gudoomiyaha ururka waalidiinta  iyo macalimiinta Ccasiis Geedi  ayaa waalidiinta ugu baaqay in il gaar ah ku hayaan caruurta aysana u ogolaan in habeenkii ay banaanada u soo baxaan.

Xaquuqda Sawirada Radio Muqdisho

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo sheegay in diidmada Dawlada federalku aysan waxba u dhimayn Maamulka Jubbaland Baaqna u jeediyay Kooxaha ka Soo Horjeeda Jubbalanad+Dhageyso
Madaxweyne ku xigeen Maamulka Jubbaland Gen Abduaahi Sheikh Ismacil Fartaag Oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay In ciidmada dowlada soomaaliya aysan waxba u dhimeynin maamulka jubbalanad islmarkana ay ka wada shaqeyaan xaqiijinta amaanka Magaalada kismaayo

Fartaag Oo Hadalkiisa Sii ayaa waxaa uu ka hadlay kooxaha ka soo horjeeda Maamulka Jubblanad uu Hogaaminaayo Axmed Madowe isagoona xusay in mar walba ay jiraan dad ka hor yimada Hormarka la gaaro islmarkana ay ugu baaqayan mucaardka Jubbalanad in ay joojiyaan kana qeyb qaataan dib u dhiska Maamulka Jubbaland

Madaxweyne ku xigenka  ayaa dhinac la weydiiyay mowqifkooda ku aadan arinta dowlada soomaaliya isagoona tilmaamay in maamulka jubbaland uu taageersan yahay dowlada soomaaliya islamrkana dasturka dalka uu dhigayo in wixii ka badan laba gobol ay sameysan karaan maamul

Hadalka ka soo yeeray maamulka Jubbaland ayaa ku soo beegmay xilli mudooyinki dambe magalada kismaayo ay ku qul qulayeen wafuud caalami oo kale imaaneysa Caalamka

Dhageyso Wareysiga Qadar Cawil Oo Ka Tirsan Daljir uU la yeeshay Fartaag

Dhageyso Wareysiga Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland

Raadraacnews Desk

Xog hoose:Dowlada Federalka Somaliya Oo Ethopiya Ku Wargalisay Iney Yareeso Xiriirka Somaliland Iyo Ethopiya
Warqad ka baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa waxaa la gaarsiiyay Dowladda Ethiopia, taasoo ku saabsan Arrimaha Somaliland.

Xog aan ka helnay Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Wasaaradaasi ay Dowladda Ethiopia u dirtay Warqad ku saabsan inay jarto Xiriirka adag oo ay siineyso Somaliland, iyadoona Warqadaasi lagu qoray in Dowladda Ethiopia ay Maamulka Somaliland ula dhaqanto si aan waafaqsaneyn Nidaamka iyo Heshiisyadda labada Dowladood ay kala saxiixdeen.

Sidoo kale, Xogta Raadraacnews  ay heshay ayaa sheegaya in Warqadaasi lagu qoray in Dowladda Ethiopia ay si dadban u baayaceyso Axdiyadii ka dhexeeyay Labada dal, waxaana sidoo kale, lagu xusay in Somaliland ay Beesha Caalamka u aqoonsan tahay Maamul ka tirsan Somalia,

Raadraacnews Desk

Xubinta Jimcaha Ragga Maxay U Qariyaan Mushaaraadkooda? Akhriso Adaaba Dhoosha Ka Qosli Doonee
Gabaryahey haddii aad dooneyso in hadalka uu joojiyo wajigiisana qariidada xanaaqa ka soo baxdo waxaad weydiisaa su’aasha ah waa imisa Mushaarkaada??

Waxaa la yiri ragga oo su’aal laga weydiiyo mushaarkooda waxa lagu tirayaa su’aalaha sida weyn ay u neceb yihiin ragga .

Baaritaan la sameeyay ayaa lagu sheegay in %86 ragga in aysan jecleen in wax laga weydiiyo arimo ku saabsan mushaarkooda.

Maxamed Xasan oo u shaqeeya mid ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta Somaliya waxa uu leeyahay “shaqaalaha waa ku kala duwan yihiin mushaarka kala sareeyaan sidaas ayaan u qarsadaa si shirkada dhib u soo gaarin .

Yusuf Nur oo Tax-siile ka ah Gaalkacyo waxa uu leeyahay” waan qarsadaa qarashka maalinti isoo gala waayo haddii xaaska ay ogaato waxa isoo gala in uu sareeyo dhankeeda dalabaadka ayaa sara maraya.”

Hadaba Aqriste su’aasha la is weydiinayo waxa ay tahay sababta ragga u dhibsadaan hadii su’aal laga weydiiyo mushaarkooda ,ragga oo idlna isaga mid miyaa

Xubinta Jimcaha Ee BahadRaadraacnews

Madaxweynaha Galmudug Oo Ka Hadlay Amaanka Galmudug iyo Balaarinta Galmudug +Dhageyso
Madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Oo ka hadlayay Munaasnad Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uu Wado Dadaalo uu ku doonaayo in uu wax ugu qabto amanka deegaanada Galmudug maadama dhawaan deeegaanka ceel huur ee Gobolka Mudug maleshiyaad hubeysan ay ku dileen sarkaal ka tirsna haayada SDRO Kaasi oo ka jeeda Deegaanada Galmudug

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhalanyarada in ay gacan ay siiyaan ciidmada amaanka si buu yiri wax loga qabto amaanka deegaanada galmudug

Qeybdiid Oo hadalkiisa Sii Wata ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin balaarinta Maamulka Galmudug maadama magaca galmudug uu ka kooban yahay Gobolada mudug iyo galguud

Wuxuuna ugu baaqay beelaha ka soo jeeda galmudug in ay kaalin ay ka qaataan arinta Balaarinta Galmudug

Hadalka ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug ayaa ku soo beegmaya xilli mudooyinkii dambe ay jiraan howgalo xoogan oo ay wadaan ciidmada amaanka galmudug kuwaasi oo ay ku doonayaan in ay ku xaqiijiyaan amaanka deeganada galmudug

Dhageyso Hadalka Madaxweynaha Galmudug

Raadraacnews Desk

Iskuulka RPS Oo Lagu Soo Gab Gabeyay Tartan Aqooneed Ka Socday+Sawiro
Iskuulka RPS Oo ka mid ah Xarumaha Waxbarasho eek u yaala Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta lagu soo gaba gabeyay tartan aqooneed loo qabtay ardayda dhaxdooda si kor looga qaado aqoonta iyo isdhax galka bahad Rps

Gaba gabada Tartanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka macalimiinta iyo ardyada wax ka barata iskuulka Rps

Muda uu tartanka  socday ayaa waxa  ardayda ay ku tartamayeen Maadooyinka xisaabta Compurtka Soomaliga Arabic Engalishka  iyo  Caafimaadka

Maamulka Iskuulka Rps aya sheegay in Qabashada Tartamadaani ay ku doonayaan in sare looga qaado tayada ardayada ka soo baxda iskuulka Maadama uu Rps uu ka mid yahay iskuulada ugu caansan eek u yaala degaanada Puntland

Tartanka ayaa Markii dambe ku soo idlaaday jawi wanaagsan

Raadraacnews Desk

SOMALIA CELEBRATES THE 50TH ANNIVERSARY OF THE OAU IN MOGADISHU
The President of the Federal Republic os Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud attended a ceremony in Mogadishu to celebrate the 50th Anniversary of the Organization of the African Union (OAU). Dignitaries present in the event included the Special Representative of the AU to Somalia, Djiboutian Ambassador to Somalia who is also the Dean of Diplomatic corps in Mogadishu, the EU and UK Ambassadors to Somalia and other diplomats.

Somalia has been at the heart of the African Union since its inauguration. As one of the founding fathers, Somalia is proud to stand here today emerging from decades of trauma, supported by African Union.

The President of Somalia said “It is a time to reflect on the past 50 years – to learn the lessons of the past and more importantly o celebrate the achievements of this continent. But most importantly, it is time to look forward over the next 50 years. Our continent is rich, beautiful and has all the natural resources to help us develop our continent. We have the potential to make the 21st century, Africa’s century.”

The President stated that Somalia took its part during old days to help fellow African countries and stated “Somalia stood so tall and strong for so many years. We were there to help those of our brothers who needed help. And we did so with selfless humility and generosity. Mogadishu and its faultless coastline was the African Riviera. Somalia was a welcoming, bustling, safe and prosperous country that enjoyed its freedom and took pride in its commercial success.

The President thanked AMISOM contributing countries and Ethiopia for their sacrifices which he believed has been laid down for peace in Somalia and he said Somalis will be honoured and will never forget.

The President while addressing the strategic place of the continent said “Africa is the global meeting point where the interests of East and West collide. We must harness Africa’s great natural resource to drive economic progress and prosperity right down through our population and put an end to the era of dependency. Africa is a wealthy continent.”

The President was quick to point the challenges faced and provided possible solutions to the challenges which he said is our collective desire to realize our partnership strengths. The President said “Across Africa, regions face unique challenges. But none of us can survive or thrive on our own. We need each other, and we need to appreciate each other. Our strength in development lies in the sum of all our parts. Famine, drought and disease must be stopped and we must find a way to alleviate the symptoms. As the old saying goes:“Give a man a fish and you feed him for a day. Teach a man to fish and you feed him for a lifetime.”

The President stated his vision for Somalia which he said “is for a United and Federal Somalia at peace with itself and its neighbours and which poses no threat to the world; a Somalia with a resurgent economy, thriving small and medium sized businesses and sustainable employment so that families are well provided for; a Somalia with values of kindness, respect and human rights, all underpinned by an education system that harnesses our intellectual spirit.”

The African Union has decided 2013 as the year of Pan-Africanism and African Renaissance. The President said “nowhere says Pan-Africanism and African Renaissance like Somalia does! Somalia will be the shining example of African cooperation and support, and our renaissance will show the world that no problem is insurmountable. No depth too deep to recover from. 39 years ago, Mogadishu built the fabulous “African Village” in Hodan District to host the AU Summit of 1974, under the Chairmanship of Siad Barre. In 2011, African troops defeated Al-Shabaab from African Village and I can think of no better renaissance than to rebuild it in honour of those brave soldiers and the African Union and once again aspire to host the leaders of this great continent at an African Summit on the African Riviera.”

SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa sawirrada munaasabadii lagu xusayay 50-guuradii ka soo wareegtay aas aaskii midowga africa.

URURKA MIDOWGA AFRIKA OO U DABAALDAGAYA 50-SANOGUURADII KASOO WAREEGATAY AAS-AASKOODA
Ururka Midowga Africa ayaa isbuucaan gudihiisa u dabaal degaya 50 sanoguuradii ka soo wareegatay markii la aas-aasay Midowga Africa,waxaana dabaal dega iyo kulumada ay yeelanayaan uu ka dhacaya Magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia ee xarunta Ururka ku taala.

Mas’uuliyiinta Ururka Midowga Africa ayaa ka wadahadli doono arimo ay ka mid yihiin waxyaabihii u qabsoomay intii Ururka uu soo jiray iyo hadii uu jiro dib u dhac ujeedak Aaska aaska,waxaana ka qeyb galaya dhamaan wadamada ku bahoobay Midowga Africa oo 50-dowladood ka badan.

War ka soo baxay Guddoomiyaha Ururka Midowga Africa Dlamini-Zuma,ayaa waxaa lagu sheegay in Xuska 50 sanadguuridii Aas aaska Midowga Africa ay u dabaal dagayaan ay ku soo qaadi doonaan,islamarkaana kulanka ay yeelanayaan si weyn kaga doodi doonaan xaalada ka taagan wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay.

Waxay sheegtay guddoomiyaha in Soomaaliya oo ka mid ah wadamada ka taagan dhibaatooyinka si weyn looga hadli doono,islamarkaana diirada ay saari doonaan,dhowrista xuquuqda aadanaha iyo in la dhowro xuriyatul qowlka Saxaafada,taasi oo lagu tilmaaya in Soomaaliya caqabadaha ka jira ay ugu weyn weyn yihiin.

“Soomaaliya marka laga hadlayo waxaan diirada inoo saaran ajendooyin fara badan,oo ay ka mid yihiin xuquul insaanka iyo warfidiyeenada oo dhibaato ka taagan tahay,waxaana ka dodo doonaa sidii looga bixi lagaa dhibaatooyinkaasi,” ayay tiri Dlamini-Zuma.

Midowga Africa ayaa kahowlgala wadamo badan oo ka tirsan Qaarada Africa,kuwaasi oo qalalaaso ka jira.

Dhanka kale waxaa maanta dalkaasi ku kulmaya wasiirada arimaha dibada Midowga Africa,iyagoona ka wada hadli doono si hordhac ah xaalada wadamo badan oo Qaarada Africa oo Ugandha ay ugu horeyso.

Waxaana dalkaasi ku sii qulqulaya wafuud caalami ah oo ka kala imaanaya dunida dacadaladeeda,kuwaasi oo daneynaya ka qeyb galka xuska.