Geeri naxdin leh

Bahda Garsoorka DPS,Agaasimaha Universal Tv Puntland Nuux Muuse Birjeeb, Weriye Cumar Maxamed Soomane Weriye Maxamed Siciid Yusuf, Weriye C/qani cabdullahi Irbad, Aqoonyahan C/qaadir Maxamed Warsame Gudoomiyaha Ururka warbaahinta Puntland Faysal Khaliif Barre, dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud  ee DPS Dr Maxamed Xareed Faarax geeridi naxdinta lahayd ee ku timid Marxuumad Deeqo Axmed Bayir oo ku geeriyootay Shil gaari ka dhacay duleedka Garoowe Taarikhda markay ahayd 13/6/2017 Allaha ka Warabiyo Jannatul Fardowsa Qabrigana ha u Qaboojiyo. Aamiin Aamiin